Jobs

Job Opening: Teacher at Hussein Egal Primary School in Bali Golis, Somaliland 

Organization: Give2Dev.org 

Location: Bali Golis, Somaliland 

Subjects: Math, English, Somali, Science, Arabic, Social Studies 

About the Opportunity: 

Give2Dev.org is seeking passionate and dedicated teachers to join our team at Hussein Egal Primary School in Bali Golis, Somaliland. We are looking for individuals committed to empowering young minds and contributing to the education and development of children in the region. As a teacher at Hussein Egal Primary School, you will be responsible for teaching the following subjects: 

Key Responsibilities: 

Qualifications: 

How to Apply: 


Give2Dev.org is an equal opportunity employer and encourages all qualified individuals to apply.


Somali:


Shaqo Furan: Macalin ka shaqeeya Dugsiga Hoose ee Hussein Egal ee Bali Golis, Somaliland.

Hay’ad: Give2Dev.org

Goobta: Bali Golis, Somaliland 

Maadooyinka: Xisaab, Ingiriisi, Soomaali, Saynis, Carabi, Cilmiga Bulshada.

Fursadda Shaqada:

Give2Dev.org waxay raadineysaa macalimiin heegan ah oo ku biira kooxdeena Dugsiga Hoose ee Hussein Egal ee Bali Golis. Waxaan raadinaynaa shaqsiyaad u heellan kobcinta maskaxda dhalinyarada iyo ka qaybqaadashada waxbarashada iyo horumarinta carruurta gobolka. Waxaad mas'uul ka noqon doontaa dhigista maadooyinkan: Carabi, Ingiriisi, Soomaali, Cilmiga Bulshada, Saynis, iyo Xisaab.  

Mas'uuliyadaha Muhiimka ah:

Shuruudaha Shaqada:

Sida Loo Codsado:  

Kuwa daneynaya waa inay buuxiyaan foomka codsiga ee internetka. Si aad u codsato, booqo boggayaga Give2Dev si aad u hesho foomka codsiga iyo faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan hay'adda.  

Guji halkan si aad u codsato.


Give2Dev.org waa hay’ad shaqo siman oo dhiirigelisa dhammaan dadka u qalma inay codsadaan.